Xilli mudooyinkii lasoo dhaafay ay dalka Koonfur Afrika kusii xoogeysanayeen dilalka iyo dhaca Soomaalida loogu geysanayo dalkaas, ayaa waxaa lasoo tabinayaa in la afduubtay wiil dhalinyaro ah.
Shuceyb Maxamed Xirsi ayaa lagu magacaabaa wiilka Soomaaliga ah ee la afduubtay, kaas oo lagu afduubtay magaalo katirsan dalkaas, waxaana uu afduubkaan kusoo aadayaa iyadoo maalmo kahor 2 dhalinyaro Soomaali ah kagu dilay Koonfur Afrika.