Xillibaannada Maamulka Jubbaland ku matala Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa si adag uga horyimid tallaabada ay xeerka doorashooyinka ku ansxiyeen xillibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka.
War saxaafadeed ay soo saareen xillibaannadan oo ku sugan magaalada KIsmaayo, ayay sharci darro ku tilmaameen ansixinta baarlamaanka Dowladda Federaalka.