Dagaallada iyo duqeymaha ka socda wadanka Lubnaan ee dhaca Dhulka Shaam waxay sababeen, in dadka dalkaasi ku nool ay soo wajaheen, xaalado adag oo dhanka nolosha ah, iyadoo uu usii dheeryahay gumaadka aan kala joogsi lahay ee uu maamulka Yahuuddu ka wado halkaasi.