Dowladdii Suuriya ee burburtay iyo Dowladda Fedaraalka qodobo dhowr ah ayay wadaagaan, waxaana muhiimad gaar ah leh 5 arrimood oo ay wadaagaan.
Jaamac Xasan oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa qoray maqaal ciwaan looga dhigay “5 Arrimood oo ay Wadaagaan Dowladdii Suuriya ee Burburtay Iyo Dowladda Fedaraalka” waxaana sidiisa inoogu akhrinaya Maxamed Sheekh Cali.